MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka dhanka ah argagixisada Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari....
Read moreDetails









