Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Somali
0
Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay
0
SHARES
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidanka Nabad-sugidda ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay Al-Shabaab, kuwaas oo isku soo dhiibay maamulkaasi.

Kooxda isa soo dhiibtay oo ka kooban illaa 10 xubnood, kana soo goostay Khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay  xarunya Taliska Hey’adda Nabad-sugidda ee magaalada Baydhaba.

Sida ay sheegtay hay’adda, raggaan isa soo dhiibay maanta ayaa kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaayeen wax ay ugu yeeraan Jabhadaha iyo Dabagalka, dhammaantoodna waa wada dhalinyaro, sida laga dheehan karo muuqaalka ay baahisay Koonfur Galbeed.

Qaar kamid ah ragga isa soo dhiibtay oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay u adkeysan waayeen xaaladda adag ee ay wajahayaan ee ka dhalatay howl-gallada culu ee ay wadaan ciidamada xoogga dalka, kuwa dadka deegaanka iyo saaxibada caalamiga ah.

Sidoo kale waxay sheegeen inay uga soo baxeen kooxda Al-Shabaab dhibaato ay sheegeen inay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, sida ay sheegeen wareysiyada laga qaaday.

Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab, waxaana mararka qaar falal argagixiso ay ka fulisaa deegaanada maamulkaasi, inkastoo haatan deegaanada qaar laga fuliyay howlgallo lagu cuuryaamiyey maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka scoda gulufka ka dhanka ah kooxaha argagixsada, kaas oo uu ujeedkiisu yahay in gebi ahaan looga xoreeyo dalka oo dhan.

Previous Post

DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

Next Post

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

Next Post
MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

RECOMMENDED NEWS

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

1 year ago
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

10 months ago
MW Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada CXDS

MW Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada CXDS

1 year ago
Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.