Beesha Caalamka oo Mowqif Dheelitiran Qaadatay
Kulamo shalay ka dhacay caasimadda Muqdisho oo ay ka qeybgaleen xubno ka socda Beesha Caalamka iyo mucaaradka Soomaaliya ayaa mowqif...
MW Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada CXDS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada...
Ilhan Cumar iyo Elon Musk oo isdhaafsaday hadallo kulul
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo kamid ah Aqalka Kongoreeska Mareykanka iyo Maalqabeenka Dunida ee Elon Musk ayaa is dhaafsaday farriimo kulul....
Dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Puntland iyo Daacish oo maanta dhacay
Ciidamada geesiyaasha ah ee Daraawiishta Puntland ayaa howlgal labo maalmood ka socday buuraha Calmiskaad ee gobolka bari ku dilay ku...
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku celisay inay si buuxda u aqoonsan tahay madax bannaanida Soomaaliya, waxaana meesha ay ka...
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda
Kooxda mucaaradka ee la baxay “Samatabixinta” ayaa si isdaba joog ah u wajahaya guuldarro dhinaca mucaaradnimada ah, iyadoo shacabka Soomaaliyeed...
Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”
Madaxweynayaasha Maamullada Jubaland iyo Puntland oo maanta heshiis ku gaaray magaalada Garoowe ayaa ogolaaday in hanaan doorasho qof iyo cod...
Trump oo weeraray IRAN kuna biiray dagaalka ay ku jirto Israel
Madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada Maraykanka ay duqeeyeen saddex goobood oo ku yaalla Iiraan, talaabo si toos...








