Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Puntland iyo Daacish oo maanta dhacay

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in Somali
0
Dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Puntland iyo Daacish oo maanta dhacay
0
SHARES
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada geesiyaasha ah ee Daraawiishta Puntland ayaa howlgal labo maalmood ka socday buuraha Calmiskaad ee gobolka bari ku dilay ku dhowaad 60 ka tirsan Khawaarijta Daacish oo u badan ajaanib.

Sidoo kale ciidamada ayaa dagaalka ku furtay cadowgana ka furtay hub iyo saanad ciidan, iyagoo ka xoreeyey deegaano muhiim ah.

Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa ka warbixiyey dagaalka, waxayna sheegeen inay ku guuleysteen xoreynta deegaanadii lagu qaaday howlgallada ee saldhigga u ahaa Argagixisada Daacish.

Deegaanka Togga-jaceel ee Buuralayda Calmiskaad ayaa kamid ah goobaha dagaalka ugu culus uu ka dhacay shalay iyo maanta, waxaana gacanta ku haya ciidamada Puntland.

Dagaalkan ayaa sidoo kale waxaa ku dhintay in ka badan 15 askari, waxaana ku dhaawacmay tiro ka badan 50 askari oo ciidamada Puntland ah, sida ay Caasimada Online u sheegeen ilo wareedyo xog-ogaal ah.

Afhayeenka Ciidanka Puntland Jeneral Maxamed Maxamuud Axmed, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka Puntland ay guulo ka gaareen dagaal fool ka fool ah oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ay la galeen kooxda Daacish.

Wuxuu sheegay in ay ka dileen 57 dagaalyahan, oo ajaanib ku jirto, dhul cusubna ay ka qabsadeen.

Afhayeenka ayaa qiray in ciidamadooda khasaare kasoo gaaray dagaalka oo uu ku tilmaamay midkii ugu cuslaa ee dhex mara Puntland iyo Daacish, inkastoo uusan tirakoobka khasaaraha ciidankooda sheegin.

Previous Post

Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

Next Post

MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

Next Post
MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

RECOMMENDED NEWS

Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza

Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza

11 months ago
[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

1 year ago
DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

1 year ago
Dagaal culus oo dib uga qarxay gobolka GEDO

Dagaal culus oo dib uga qarxay gobolka GEDO

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.