24.3 C
Mogadishu
Monday, September 23, 2019

Puntland oo amar culus duldhigtay Warbaahinta Madaxa banaan

Cali Xassan Axmed (Sabareey)  Wasiirka maamulka Puntland oo Warbaahinta kula hadlay  Garoowe ayaa shaaciyay shuruud adag oo la hor-dhigayo suxufiyiinta ka hawlgala degaannada Puntland.Sabareey...

Duqa Muqdisho oo qaabilay Wafdi ka socda UNHCR

ulankan oo ay muhiimadiisu aheyd sidii loo xoojin lahaa xalka gaarista arimaha barakacayaasha iyo sidii ay u heli lahaayen nolal dagan ayuu guddoomiyaha gobolka...

Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo ka hadlay weerarkii saakay

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Adan Cali (Najax) ayaa saacado kadib waxaa uu ka hadlay weerar Xubno ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ay saakay waberigii...

Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo

Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Hey’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA Amaro hor leh ayay Hay’addo kusoo rogtay Diyaaraddaha Aadaya Garoonka diyaaraddaha ee...

Somaliland oo garoonka Hargeysa kasoo ceyrisay shaqaalaha hay’adii DF ku wareejisay maamulka hawada

Maamulka Somaliland ayaa Garoonka DIyaaradaha ee Magaalada Hargeysa ka ceyriyey Shaqaalaha Hay’adda Qaramada Midoobay ee ICAO ee halkaas ka howlgeli jiray.Somaliland ayaa shaqaalahaan usoo...

Sarreeya Guud Hossein”Cidii na soo weerarta cashar lama illaawaan ah ayaan u dhigeynaa”

Dowladda Iran ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay difaacdo dalkeeda hadii Xulufada Sacuudiga ay isku dayaan weerar. Sargaal sare oo ka tirsan...

Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamul Goboleedyada ka jira  dalka iyo Gobolkan Banaadir  waxaa ay u fasaxday lacag ka mid ah deeqaha Caalamka oo uu...

Tirada dadka shacabka ah ee Mareykanka uu ku dilay Somalia oo lasoo bandhigay

Sagaal Bil oo ka tirsan Sanadkaan dhamaadka ah ee 2019 ayaa tiro ahaan ka badan duqeymaha Mareykanka uu ka geystay Soomaaliya sanadkii 2018 sida...

Al-Shabaab oo war kasoo saaray cidda ay la eegteen qaraxii maanta ee Muqdisho

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray qaraxyo ay sheegeen in ay ku dileen saraakiil ka tirsanaa sirdoonka Soomaaliya iyo sidoo kale askar ka tirsaneed...

Beesha Caalamka oo War XASAASI ah kasoo saartay Deyn Cafinta Somalia

Koox ka tirsan saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweyay wada-hadalada guusha kusoo idlaaday ee ku saabsanaa deyn cafinta iyo maamulka maaliyadda ee...

Latest article

Puntland oo cambaareysay xayiraadii MW. Sharif ee DF

Dowlad goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay oo ka hadlay xayiraad maanta lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo xubno...

Kulan albaanada u xiran oo u dhexeeya Sharif & Xasan Sheekh

Waxaa xilligan kulan albaabada u xiran yahay uu u socdaa Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Xisbiga Ilays C/qaadir...

MW Sheekh Sharif oo ku gacan seyray codsi uga yimid wakiilka Dowladda Fahad Yasin

Waxaa saacad ka hor gurigiisa ku booqday MW Sharif Sheekh Axmed Wasiirka Amniga Maxamed Abukar Islow Ducaale oo raalli gelin ka waday Fahad Yasin....