LATEST ARTICLES

Xogo si qarsoodi ah u heshay Muqdisho Online ayaa sheegaya in uu jiro qorshe ay wado Dowlada MW Farmaajo taaso lagu damacsan yahay in dambiilayaal dagaal laga dhigo xildhibaano si xasaanad loogu helo maadama lafilayaano in lagu maxkamadeen doono dhamaan danbiyadii ay geesteen. Sida laga soo xigtay ila wareed aad...
Maamulka Gobolka Gedo ayaa Cabdirashiid Cabdi Caroog u magacaabay in uu noqday gudoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo, waxaana xilkaasi laga qaaday Ahmed Barre Sheekh. Wareegto kasoo baxday Maamulka ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaah Cusub ee balad xaawo, iyadoo Cdhawaanahaan dadka degaanka Balad-xaawo ay dhibaato ku qabeen ciidanka Kenya. Hoos ka aqriso warqadda...
Marwada MW Farmaajo Saynab Macallin oo haatan ku sugan magaalada Kampala ayaa waxaa aay bilowday in aay magaalada Kampala ka raadiso guri kiro ah oo aay degaan reerkeeda. Farmaajo ayaa wajahaya doorasho la hubo in aan dib loo soo dooran doonin waxaa la sheegay in isaga iyo reerkiisa aay qorsheysteen...