Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home News

Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in News, Opinion
0
Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere
0
SHARES
12
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo saaka ka qarxay gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedka Jubbaland.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka oo aad u culus uu ka socdo bartamaha magaalada, gaar ahaan xarunta degmada, oo ay isku hayaan labada dhinac.

Khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo warinayaa, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah Maxamed Ilyaas Caagane, oo kamid ahaa mas’uuliyiintii dhowaan ay dowladda Soomaaliya u magacowday maamulka degmada Baardheere, wuxuuna hayay xilka madaxa arrimaha bulshada ee degmadaasi.

Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhinacyadu helayaan ciidamo gurmad ah, taasoo sii kordhisay xiisadda ka taagan gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Dagaalkan ayaa ka dhashay muran la xiriira gacan ku haynta degmada, taasoo ay isku hayaan dowladda federaalka iyo Jubbaland, oo maamulo iska soo horjeeda u magacaabay Baardheere.

Tags: Bali UnitedBudget TravelDoctor TerawanIstana NegaraNational ExamVisit Bali
Previous Post

Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

Next Post

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Next Post
Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

RECOMMENDED NEWS

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

1 year ago
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

10 months ago
Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

1 year ago
Mareykanka oo wajahaya qalalaase Dastuuri ah

Mareykanka oo wajahaya qalalaase Dastuuri ah

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.