Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in Somali
0
Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland
0
SHARES
12
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

D

orraantii toddobaadkan ayey aheyd markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sheegay inuu bixiyey amarka duqayn ka dhacday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.

Duqeyntan oo lala beegsaday maleeshiyaadka ay ciidanka Puntland kula dagaalamayaan buuraha Bari ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ahaa sarkaal sare oo kooxda u qaabilsanaa qorshaynta weerarada, sida ay sheegeen milatariga Maraykanka. Inkasta oo la sheegin magaca sarkaalkaas iyo dagaalamayaashii kale ee ku dhintay duqaynta.

Maamulka Puntland ayaa dhankiisa xaqiijiyay in saraakiishaas uu kamid ahaa Cabdiraxmaan Faahiye Ciise Maxamuud oo ahaa ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.

Maamul ayaa sidoo kale sheegay in illaa 40 dagaalame ay ku dhinteen duqayntaasi, kuwaasi oo u badnaa ajaanib ka tirsan kooxda Daacish.

Haddaba, waa kuma Cabdiraxmaan Faahiye?

Nin ayaa 2015-kii kasoo wareegay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta bartamaha Soomaaliya. Faahiye iyo madaxda kooxda Daacish ee uu ka midka yahay Cabdulqaadir Muumin ayaa isku xilli ka soo goostay kooxda.

Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu tilmaamay inuu kamid yahay madaxda Daacish-ta Soomaaliya, uuna toos uga amar qaato Cabdulqaadir Muumin oo ah hoggaamiyaha kooxda.

Mareykanka ayaa ku eedeeyay inuu yahay ninka maleegay weerarkii ugu horreeyay ee uu ururkaas ka fuliyay Boosaaso bartimihii 2017, kaasi oo ahaa qarax lagu bartilmaameedsaday bar koontarool boolis, ayna ku dhinteen illaa 5 ruux.

Ninkan ayuu Mareykanka u haystay inuu diyaariyo weerarada ka dhanka ah ganacsatada diidda lacagaha uu ururkaas ku soo rogo.

Cabdiraxmaan ayaa la sheega inuu ku guulaystay in bil qura uu ganacsatada ku qasbo inay bixiyaan lacag dhan 100,000 oo dollar, taasi oo mushaar ahaan loo siiyay dagaal-yahaanada kooxda.

Ninkan ayaa kaalin muhiim ah ugu jiray kooxda saldhigatay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, taas oo sanadihii dambe lacagihii ugu badnaa oo baad ah ka aruursatay ganacastada.

Maamulka Puntland ayaa haatan dagaal adag kula jira kooxdan, iyadoo bil gudaheed uu howl-galka u gudbay wejigiisi labaad, kaasi oo kooxda looga sifeynayo gebi ahaan deegaanada maamulkaas, gaar ahaan buuraha ay sanadaha gabaadka ka dhigteen.

 

Tags: Balinese CultureChampions LeagueChopper BikeDoctor TerawanIstana NegaraMarket StoriesVisit Bali
Previous Post

Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere

Next Post

Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

Next Post
Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

RECOMMENDED NEWS

Golaha Wasiirada oo maanta leh shir deg deg ah

Golaha Wasiirada oo maanta leh shir deg deg ah

11 months ago
Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

1 year ago
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

1 year ago
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.