Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Ilhan Cumar iyo Elon Musk oo isdhaafsaday hadallo kulul

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Somali
0
Ilhan Cumar iyo Elon Musk oo isdhaafsaday hadallo kulul
0
SHARES
13
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo kamid ah Aqalka Kongoreeska Mareykanka iyo Maalqabeenka Dunida ee Elon Musk ayaa is dhaafsaday farriimo kulul.

Elon Musk ayaa si kulul uga hadlay kulamo ay Xildhibaan Ilhan Omar  la yeelaneysay muhaajiriinta sharci-darrada ku jooga dalkaasi, si ay uga xog wareysato awaamiirta Madaxweynaha cusub ee Trump.

Milkiilaha Bilyaneerka ah ayaa faafiyay muuqaal ku saabsan wareysi ay bixisay Ilhan Omar kaasi oo la xiriira kulanka ay la yeelatay xubnaha Muhaajiriinta.

Musk ayaa muuqaalka oo uu ku faafiyay barta X ku dul qoray“Waxay jebineysaa sharciga. Si cad. Si toos ah.”

Ka dib hadalka, Elon Musk, waxaa arrintaasi ka hadashay Ilhaan Cumar, iyada oo tiri “Baro xeerarka iyo macluumaadka kaa maqan si aada wax badan u ogaato”

“Hey, Elon. Qof walba oo dalka ku nool wuxuu xaq u leeyahay inuu ogaado xuquuqdiisa. Taas waa sharci,” ayay tiri.

Hadallada kulul ee labada dhinac is weedaarsadeen ayaa ku soo aadeysa xilli Madaxweyne Trump qorsheynayo inuu masaafuriyo dad badan oo sharci darro ku jooga Mareykanka.

Previous Post

MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

Next Post

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

Next Post
Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

RECOMMENDED NEWS

UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

1 year ago
XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

1 year ago
Shabaab nolosha lagu qabtay iyagoo dagaalamaya

Heavy Fighting Erupts in Hiiraan as Somali Forces Clash with Al-Shabaab

1 year ago
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

10 months ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.