Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Somali
0
Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa dib u dhac ku yimid furitaanka kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la filayay in maanta uu furmo, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.

Ma cadda sababaha rasmiga ah ee dib loogu dhigay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka oo kusoo aaday xilli xasaasi ah oo ay dalka ka taagan tahay xaalad kacsan oo siyaasadeed.

Xildhibaannada labada Gole ayaa galay fasax laba billood ah, waxaana haatan qorshaha uu yahay inay dib isugu soo laabtaan, si ay usii amba qaadaan howlaha shaqo ee u yaalla.

Kalfadhigii 6-aad ee lagu wado in haatan uu furmo ayaa ah mid ka duwan, kana adag kuwii hore, maadama qoddobo masiiri ah ay go’aanno ka gaari doonaan, sida doorashada.

Mid kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka oo lagu magacaabo Cabdirashiid Jileey oo wareysi siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa shaaca ka qaaday in fadhigan ay sameyn doonaan isbeddalo waa wayn, isla markaana uu jiri doono isla xisaabtan dhab ah.

“Isbeddal ayaa dhacaya markii Barlamaanka la furo ogow madaxweynaha in kalsoonida lagala laabto ayay xildhibaannada Barlamaanka awood u leeyihiin” ayuu yiri Jileey.

Si kastaba, Kal fadhigii 5-aad ee soo xirmay ayaa xildhibaannada Baarlamaanka waxaa ay diiradda saareen arrimo ay kamid yihiin dib u eegista Dastuurka iyo sidii dalka loogu jiheyn lahaa doorasho qof iyo cod ah oo haatan ay ka taagan tahay xiisad xoogan, maadaama ay isku hayaan dowladda dhexe, qaar kamid ah dowlad goboleedyada iyo mucraadka dalka.

Previous Post

Ilhan Cumar iyo Elon Musk oo isdhaafsaday hadallo kulul

Next Post

DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

Next Post
DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

RECOMMENDED NEWS

Madaale oo Been Ka Sheegay wax qabadkiisa. Weerar uu ku Qaaday Maxamed Amir

11 months ago
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

10 months ago
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

1 year ago
Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

10 months ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.