Thursday, May 21, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Somali
0
DF oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaad laha ahaa, iyaga oo uga wada hadlay xaaladda guud ee dalka.

Golaha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan guulaha ay ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Daacish oo ay ka wadaan Buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari.

“Golaha ayaa go’aamiyay in hey’adaha dowladda ay mid walba qaadato doorkeeda waxtarka ah ee kaga aadan garab istaagga ciidamada iyo shacabka Puntland ee dagaalka kula jira cadowga” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Golaha Wasiiradda.

Ciidamada Amniga Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafay howlgallo ka dhanka ah ururka Daacish ka waday buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari, halkaasi oo ay sheegeen in ay ku dileen xubno Ajanabi ah.

Sidoo kale, goobaha ay ciidamada howlgallada ka wadaan waxaa ka dhacaayay duqeymo lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubnaha Daacish.

Previous Post

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

Next Post

Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay

Next Post
Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay

Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay

RECOMMENDED NEWS

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

1 year ago
Turkiga oo shaaciyay in markabka Oruc Reis uu dhameystiray 50% sahminta shidaalka ee badda Soomaaliya

Turkiga oo shaaciyay in markabka Oruc Reis uu dhameystiray 50% sahminta shidaalka ee badda Soomaaliya

1 year ago
HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

1 year ago
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

11 months ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.