Puntland ayaa soo bandhigay sawirrada goobihii ay kooxda IS kaga sugnayd deegaano katirsan togga Jaceel iyo hub ay ciidanku gacanta kaga dhigeen
Togga Jeceel ayaa gacanta Argagixisada qeyb ahaan laga saaray, 9 sano ayay aagan dhisayeen si ay difaacyo uga sameystaan, balse maanta waa lagu jabshay, gaadiidka dagaalka ayaana gaaray agagaarka dagaalka oo ay adag tahay in baabuur gasho.


![[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah](https://muqdisho.online/wp-content/uploads/2025/02/Breaking-120x86.jpg)



