Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Business

Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in News
0
Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlad-Goboleedka Puntland iyo Kooxda Daacish ayaa ka socda dusha sare ee Tog-Jaceyl Calmiskaad buuraleyda Gobolka Bari, waxaa lasoo wariyay la maqlay duqeyn culus oo ka socda goobaha furimaha dagaalka ah.

Sida ay sheegeen ilo kala duwan, diyaaradaha dagaalka Maraykanka ayaa duqeymo culus ka fuliyay agagaarka buurta Tog-Jaceyl oo saldhig iyo difaacyo ku leeyihiin xubno katirsan Daacish oo dagaal kala soo horjeeda Ciidamada Puntland.

Saraakiisha hoggaaminaya Ciidamada ammaanka Puntland ee howlgalka ku jira ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sidii ay u gaari lahaayeen dhulka buuraha ah ee sidii silsiladaha oo kale isugu xiran si ay uga dejiyaan xubnaha Daacish.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ayay Daacish u adeegsaneysaa dagaalkaan iyada oo la sheegay in ay kusoo xireen walxaha qarxa, Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ciidamadeeda ay soo rideen diyaaradaas qaarkood.

Dhanka kale, askar iyo saraakiil dhaawac soo gaaray ayaa loo qaaday Magaalada Garoowe Xarunta Dowlad-Goboleedka Puntland, qaar kale ayaa diyaarad gaar ah loo diyaariyay si daryeel caafimaad oo dibadda ah loogu helo.

La soco wixii kasoo kordha

Tags: 2018 LeagueBali UnitedBudget TravelDoctor TerawanMarket Stories
Previous Post

Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

Next Post

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

Next Post
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

RECOMMENDED NEWS

Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza

Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza

11 months ago
UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

1 year ago
MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

1 year ago
Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.