Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Politics

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Africa, National, News, Politics
0
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”
0
SHARES
9
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya, Rigathi Gachagua ayaa ka hadlay sababaha ay isku khilaafeen Madaxweynaha dalkaasi, William Ruto, isaga oo tilmaamay malaayiin Shilinka dalkaasi ah oo loo soo bandhigay si uu isku casilo. Mr Rigathi ayaa sheegay in xaqii gobolkiisa Mount Kenya lahaa la siiyay Soomaalida degta gudaha dalkaasi.

Wuxuu tilmaamay in jagooyinka Soomaalida la siiyay ay yihiin kuwo muhiim ah oo sameynaya amniga guud ee dalka Kenya.

“Waxaan uga tagay Madaxweyne Ruto, sababtoo ah wuxuu xilal muhiim ah oo dhinaca ammaanka ah u dhiibay bulshada Soomaaliyeed, xilalkaas oo loo qoondeeyay gobolka Mt. Kenya.” ayuu yiri Rigathi Gachagua.

Sidoo kale, wuxuu ka hadlay in Amiga guud ee Kenya gaar ahaan Weerarada ay AS ka geystaan gobolka Waqooyi Bari dalkaasi.

Bishii ​​Agoosto 17, 2024 ayaa Baarlamaanka Kenya xilka ka xayuubiyeen madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaasi, ka dib markii lagu helay 5 ka mid ah 11 kiis eedaymo oo la xiriira musuq maasuq.

 

Tags: 2018 LeagueBali UnitedBalinese CultureChampions LeagueIstana NegaraMarket Stories
Previous Post

Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

Next Post

XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

Next Post
XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

RECOMMENDED NEWS

Erdogan oo Soomaaliya ugu abaal guday ‘bilad sharaf’

Erdogan oo Soomaaliya ugu abaal guday ‘bilad sharaf’

1 year ago
UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

1 year ago
MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

1 year ago
Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.