Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

Faisal Hassan by Faisal Hassan
February 5, 2025
in Somali
0
XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?
0
SHARES
8
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan haysta fursad weyn oo uusan helin madaxweynihii ka horreeyay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taas oo ah in uusan dalka ka jirin mucaarad macno leh.

Marka laga reebo madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, mucaaradka kale ayaa haatan si weyn u kala qeybsan, kuwaasi oo saddex qeybood noqday.

Qeybta koowaad: Qaar Xasan Sheekh biil ka qaata, oo Facebook ruwaayad mucaaradnimo ah ku jila. Jeebka labaad ee Xasan Sheekh ayey lacagta kala baxan iyagoo iska dhaadhicinaya in uusan Xasan ogeyn.

Tan ayaa micnaheedu ka dhigan yahay in nin la biilo uusan dal iyo dad toona badbaadin karin.

Qeybta labaad: Kuwo loo heysto dambiyo hore oo ka baqaya inuu Xasan Sheekh dib u furo kiisaskooda hadii ay dagaal dhab ah la galaan.

Tan ayey dadka qaarkii ku tilmaameen kuwa aan xukun u socon, maadaama aysan meel wada gelin xukun iyo cabsi, “xukun cabsi laguma helo,” ayey leeyihiin dadka sida dhow ula socda siyaasadda Soomaaliya.

Qolada u dambeysa ee saddexaad ayaa iyaguna ah qaar aaminsan in dhuumasho iyo is-qarin kursi lagu heli karo, oo aan rabin inay jidka soo istaaggan xilligaan.

Tan ayaa lid ku ah hanaankii Xasan Sheekh uu ku yimid kursiga iyo dabciga xukun kala xoogga ee Soomaaliya, iyadoo la fahamsan yahay in mucaarad aan xooganeyn uusan xukunka dhaafin karin ninka kursiga ku fadhiya.

Fallan-qeeyayaasha ayaa qaba inta uu xaalka mucaaradku sidaan yahay, oo uusan baarlamaan adag jirin inay adag tahay in laga hortago boobka ku socda hantida qaranka, barakicinta shacabka iyo lacagaha baadda ah ee maalin walba lagu soo rogo shacabka Muqdisho degan

 

Previous Post

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

Next Post

Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya

Next Post
Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya

Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya

RECOMMENDED NEWS

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya “Xilalka muhiimka ah Kenya waxaa la siiyay bulshada Soomaalida”

1 year ago
MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

1 year ago
Mareykanka oo wajahaya qalalaase Dastuuri ah

Mareykanka oo wajahaya qalalaase Dastuuri ah

1 year ago
MW Xasan Sheekh oo ka degay Kampala, una sii gudbaya dal kale

MW Xasan Sheekh oo ka degay Kampala, una sii gudbaya dal kale

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.