Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in Somali
0
Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere
0
SHARES
16
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Ciidamada Qaranka ku amaantay sida ay degmadaas uga difaaceen kooxdii soo weerartay saakay.

Sidoo kale, Wasaaradda ayaa sheegtay weerarkaas uu soo abaabulay Axmed Madoobe, waxaana qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Amniga Soomaaliya lagu cadeeyey in ay ka go’an tahay la dagaallanka kooxaha qaswadayaasha ah ee carqaladeynaya nabadda iyo horumarka dalka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA WASAARADDA AMNIGA:

Saakay waaberigii hore, koox qaswadayaal ah oo uu soo abaabulay eedaysane Axmed Madoobe ayaa fal arbushaad ah ka sameeyey degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyaga oo isku dayay in ay xasilooni-darro ka abuuraan deegaanka.

Ciidamada Amniga oo si dhow ula socday dhaqdhaqaaqa kooxdaas ayaa si degdeg ah u qaaday tallaabooyin looga hortagayo ficilladooda.

Ciidamadu waxay si hagar la’aan ah ugu guuleysteen in ay soo afjaraan rabshadaha ay kooxdu waday, iyagoo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan kooxdii weerarka soo qaadday.

Wasaaradda Amniga ayaa si adag u uga digaysa cid kasta oo ku lug yeelata falalka noocaan oo kale ah in ay la kulmi doonto tallaabo Waafaqsan sharciga si loo sugo nabadda iyo xasilloonida dalka.

Dhanka kale, eedaysane Axmed Madoobe ayaa weli ku mashquulsan abaabulka ficillo sharci-darro ah iyo dhiig-daadinta muwaadiniinta Soomaaliyeed, kuwaas oo sii kordhinaya dambiyada uu horey u galay.

Wasaaradda Amniga waxay mar kale adkeynaysaa sida ay uga go’an tahay la dagaallanka kooxaha qaswadayaasha ah ee carqaladeynaya nabadda iyo horumarka dalka.

Previous Post

Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

Next Post

Dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Puntland iyo Daacish oo maanta dhacay

Next Post
Dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Puntland iyo Daacish oo maanta dhacay

Dagaalkii ugu dhimashada badnaa ee Puntland iyo Daacish oo maanta dhacay

RECOMMENDED NEWS

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

1 year ago
Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

10 months ago
Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere

Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere

1 year ago
Dagaal culus oo dib uga qarxay gobolka GEDO

Dagaal culus oo dib uga qarxay gobolka GEDO

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.