Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere
Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Ciidamada Qaranka ku amaantay sida ay degmadaas uga difaaceen kooxdii soo weerartay...
Read moreDetails