Wednesday, May 14, 2025
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Africa

Somalia iyo Imaaraadka oo soo gabagabeeyay wadahadaladii Deyn Cafinta

Waxaan Dhameystirnay Wadahadaladii Daynta Cafinta

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 11, 2025
in Africa, News, Politics, Somali
0
Somalia iyo Imaaraadka oo soo gabagabeeyay wadahadaladii Deyn Cafinta
0
SHARES
11
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Related posts

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

February 23, 2025
Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

February 16, 2025

Maanta, waxaan si rasmi ah u soo gebagebnay wadahadaladii guusha lahaa ee daynta la xiriiray oo aan la lahayn ABUDHABI FUND oo ka dhacay Dubai, dhinaca shirka caalamiga ah ee World Governmant Summit.

Waxaa Somaaliya iyo Imaaraadka gaareen heshiis ku saabsan xalinta dayn dhan 944.8 milyan oo Dirhamka Isutagga Imaaraadka Carabta ah, taas oo u dhiganta $257.3 milyan oo dollar ah. Heshiiskan wuxuu calaamad muhiim ah u yahay horumarka dhaqaale ee Soomaaliya, wuxuuna aas-aas u yahay xasilinta dhaqaalaha guud, kobcinta kalsoonida iyo kor u qaadista horumarka dalkeenna.

Dib-u-habeynta daynta waa dadaal muhiim ah oo ay xukuumaddu wadday, ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya,  iyadoo la raacayo istiraatiijiyadda horumarinta dhaqaalaha ee muddada fog. Heshiiskan la gaaray wuxuu yareynayaa culayska daynta Soomaaliya, wuxuuna fursad siinayaa in kheyraadka la heli karo loo weeciyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, adeegyada bulshada, iyo maalgelinta mashaariicda kor u qaadaya kobaca dhaqaale.

Wadahadalada noocan ah iyo heshiisyada la gaaro waxay muujinayaan kalsoonida beesha caalamka ee Soomaaliya iyo sida ay dowladda uga go’an tahay in ay waddada saxda ah u jeexdo dhaqaalaha dalkeenna. Waxaa muhiim ah in dadaalkeennu uu sii socdo si aan u xaqiijinno yoolalka istiraatiijiyadeed ee lagu horumarinayo dhaqaalaha, isla markaana loo hubiyo in mustaqbalka Soomaaliya uu noqdo mid deggan oo koboc leh.

Dowladda Soomaaliya waxay sii wadi doontaa la shaqeynta saaxiibada caalamiga ah iyo hay’adaha maalgelinta si loo sii xoojiyo dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha, korna loogu qaado fursadaha maalgashi ee dalka. Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay guushan, gaar ahaan ABUDHABI FUND, doorkooda muhiimka ah ee xalinta arrimaha la xiriira daynta Soomaaliya.

Tallaabadani waa guul kale oo loo qaaday dhanka horumarka dhaqaale, taasoo Soomaaliya u sahlaysa inay hesho fursado dheeraad ah oo lagu xoojiyo maalgashiga iyo kobaca dhaqaale ee shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

Next Post

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

Next Post
HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

RECOMMENDED NEWS

Wasiir Axmed Macalin Fiqi “Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne”

Wasiir Axmed Macalin Fiqi “Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne”

5 months ago
MW Xasan Sheekh oo ka degay Kampala, una sii gudbaya dal kale

MW Xasan Sheekh oo ka degay Kampala, una sii gudbaya dal kale

3 months ago
Maydadka ajaaniib horleh oo laga helay buuraha Puntland

Maydadka ajaaniib horleh oo laga helay buuraha Puntland

3 months ago
Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

5 months ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.

If you disable this cookie, we will not be able to save your preferences. This means that every time you visit this website you will need to enable or disable cookies again.