Itoobiya iyo Turkiga oo Ka Wada Hadlay Hirgelinta Baaqa Ankara
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Mudane Gedion Timotheos, ayaa Khamiistii, 6-da Febraayo 2025, magaalada Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha...
Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay
Ciidanka Nabad-sugidda ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay...
Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda
Ilo-wareedyo ciidan ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in ciidamada Suudaan ay Khamiista maanta "dhinacyo badan" ka weerareen bartamaha...
HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho
Maamulka HirShabeelle ayaa maanta dhagax-dhigay soohdin kala qeybineysa gobolka Banaadir iyo gobolka Shabeellaha Dhexe, xuduudda labada gobol ayaa laga dhigay...
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku celisay inay si buuxda u aqoonsan tahay madax bannaanida Soomaaliya, waxaana meesha ay ka...
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda
Kooxda mucaaradka ee la baxay “Samatabixinta” ayaa si isdaba joog ah u wajahaya guuldarro dhinaca mucaaradnimada ah, iyadoo shacabka Soomaaliyeed...
Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”
Madaxweynayaasha Maamullada Jubaland iyo Puntland oo maanta heshiis ku gaaray magaalada Garoowe ayaa ogolaaday in hanaan doorasho qof iyo cod...
Trump oo weeraray IRAN kuna biiray dagaalka ay ku jirto Israel
Madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada Maraykanka ay duqeeyeen saddex goobood oo ku yaalla Iiraan, talaabo si toos...








