Friday, March 20, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Africa

Sidee Maxamuud Cali Yuusuf uga adkaaday Raila Odinga

Axmed Geelle by Axmed Geelle
February 15, 2025
in Africa, News, Somali
0
Sidee Maxamuud Cali Yuusuf uga adkaaday Raila Odinga
0
SHARES
44
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Diblomaasiyiin yar ayaa leh waayo-aragnimo la mid ah tan Maxamuud Cali Yuusuf, wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti tan iyo 2005, kaas oo Sabtida manta ah loo doortay inuu hoggaamiyo guddiga fulinta Midowga Afrika.

Maxamuud ayaa helay taageerada loo baahnaa ee laba-meelood laba ka mid ah codadka hoggaamiyeyaasha gobolka oo ku shiray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, taasoo u suuragelisay inuu qabto xilka wakiilka ka ah qaaradda oo ay ku nool yihiin 1.5 bilyan oo Afrikaan ah.

Diblomaasiga 59-jirka ah ayaa loo arkayay mid fursado yar leh marka la barbardhigo siyaasiga rug-caddaaga ah ee Kenya, Raila Odinga. Si kastaba ha ahaatee, falanqeeyayaashu waxay amaaneen ololihiisa xasilloon ee uu ku doonayay inuu beddelo Moussa Faki Mahamat oo u dhashay Chad, si uu hoggaanka ugu qabto ururka Midowga Afrika.

Siyaasigan oo si fiican ugu hadla Soomaali, Carabi, Ingiriisi iyo Faransiis – ayaa si dhow ula xiriira madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Jabuuti, oo ka mid ah dalalka ugu dadka yar qaaradda, iyadoo ay ku nool yihiin qiyaastii hal milyan oo qof, balse waxay leedahay goob istiraatiiji ah oo muhiim ah, maadaama ay ku taallo badda u dhow marinka Bab-el-Mandeb, oo uu maro ganacsiga caalamiga ah.

‘Dhibaato dhanka maamul wanaagga ah’

Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in qaar ka mid ah dalalka Afrika ay la daalaa dhacayaan “dhibaato dhanka maamul wanaagga ah,” gaar ahaan kuwa ay dhawaan ka dhaceen afgambi.

“Qaaradda waxaa haatan ka taagan caqabado badan,” ayuu u sheegay AFP bishii December.

Wuxuu xusay in haddii uu qabto xilka guddoomiyaha guddiga, “nabadda iyo amniga” ay noqon doonaan mudnaanta koowaad ee shaqadiisa.

Waxa uu la tacaali doonaa colaadaha ba’an ee ka socda bariga Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo iyo Suudaan, iyo sidoo kale dhimista baaxadda leh ee gargaarka horumarineed ee uu amray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Dadka qaaradda ayaa si weyn uga walaacay go’aanka lagu dhimay maalgelinta hay’adda USAID, iyada oo khubaradu ka digayaan in tani ay dhibaato weyn ku keeni doonto dadaallada bani’aadantinimo ee Afrika.

Maxamuud ayaa ka gaabsaday inuu si toos ah uga hadlo Trump, isagoo u sheegay AFP bishii December – kahor inta uusan xilka la wareegin madaxweynaha Mareykanka – in siyaasaddiisa loo qiimeyn doono “si caddaalad ah oo aan eex lahayn.”

Previous Post

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

Next Post

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

RECOMMENDED NEWS

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

1 year ago
Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

1 year ago
Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere

Mas’uul ay magacowday DF oo lagu dilay dagaalka qaraar ee ka socda Baardheere

1 year ago
MW Xasan “Xalka colaadda DRC waa in uu ku saleysnaadaa is-afgarad iyo nabad”

MW Xasan “Xalka colaadda DRC waa in uu ku saleysnaadaa is-afgarad iyo nabad”

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.