Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home National

Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in News
0
Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya
0
SHARES
11
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Golaha guud ee baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay soo jeedinta madaxweynaha dalkaasi Rajab Dayib Ordugan ee ah in muddo sanad ah loogu kordhiyo howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya.

Sida laga soo xigtay wargeysyada maxaliga ah, sida uu turjumay New Turkey Post, Golaha loo dhan yahay ayaa ka shiray qaraar qabyo ah oo lagu kordhinayo howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka cadmeed, badda Soomaaliya iyo badda Carabta muddo sanad ah.

Qoraalka madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in askarta Turkiga ay u adeegaan qaab dhismeedka Qaramada Midoobay iyo NATO.

Sidoo kale waxaa aad loo adkeeyay doorka Turkiga ee sugida amniga maraakiibta xiriirka la leh Turkiga ee gobolka iyo la dagaalanka burcada hubaysan iyo argagixisada badaha.

Kadib khudbadihii wakiilada xisbiyada siyaasada ee golaha loo dhanyahay ayaa cod loo qaaday soo jeedinta madaxweynaha ugu dambeeyna lagu ogolaaday in muddo sanad ah loo kordhiyo

Tags: 2018 LeagueChopper BikeIstana NegaraMarket StoriesNational Exam
Previous Post

XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?

Next Post

Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

Next Post
Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

RECOMMENDED NEWS

Shabaab nolosha lagu qabtay iyagoo dagaalamaya

Shabaab nolosha lagu qabtay iyagoo dagaalamaya

1 year ago
[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

1 year ago
Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

1 year ago
Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.