Saturday, May 10, 2025
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Politics

Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in Somali
0
Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”
0
SHARES
28
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Related posts

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

February 23, 2025
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

February 16, 2025

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ka qaybgalay shirka 7aad ee Xeer Ilaaliyaasha Soomaaliya ayaa sheegay in kiisas badan ay qabatay Maxkamadda kuwaas oo isugu jira dambiyo gudaha ah & Maalgelinta ‘Argagixisada’ ee Dibadda ah.

Shuute ayaa sheegay in sanadkii 2024 uu hoos u dhacay kiisaska la xiriira dilalka tooska ah ay geysan jirtay ‘AS’ taasina ay ku timid dedaallada xooggan ee Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya geliyaan qorshaha lagu adkeynayo ammaanka sida uu hadalka u dhigay.

“2024 waxaa Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan Dalka la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane, Marka la is barbardhigo 2023 & 2024 waxaa aad hoos u dhacay Dilalkii Argagixisada geysan jirtay, taasi waxa ay muujineysaa in Ciidamada ammaanka shaqo wanaagsan qabteen.” Xasan Cali Nuur Shuute, Guddoomiyaha Maxkamadda CQS

Waxa uu madasha ka dalbaday in la sameeyo Maxkamad u gaar ah Ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda oo waqti ahaan dhammaaday muddadii Xukuumaddu sheegtay in ay ku diyaarinayaan habraac maxkamadeed oo u gaar ah dambiyada ay geystaan.

Shuute ayaa shaaciyay in ay culeys ku tahay arrintaan, waxa uu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay ka shaqeyso ama u sameyso diyaarinta Maxkamad u gaar ah maadaama si ka duwan Ciidamada Dowladda loola tacaamulayo.

“Waxa aan dalbaneynaa in Maxkamado loo sameeyo Arrinta Macawiisleyda oo 11 boqolkiiba sanadkaan kor u kacday ilaa ay gaartay in ay dilaan Ciidamada Dowladda, waxaa jira sanadkii 2022 xeer ay soosaareen Golaha Wasiirrada bacdamaa lagu jiray dagaal in goobaha laga xorreeyay argagixisada in ay kasii shaqeeyaan Maxmadaha muddo 3 bil, hadda lama joogo waqtigaas, arrintaan culeys ayay nagu noqotay.” Guddoomiye Shuute.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa qaadday kiisas kala duwan oo qaarkood dadkii xafiiska xeer ilaalintu eedeynta usoo jeediyay la xukumay halka qaar kale ay yihiin xukun sugayaal oo galkooda la diyaariyay sida wararku sheegayaan.

Tags: Balinese CultureChampions LeagueDoctor TerawanIstana NegaraMarket StoriesNational Exam
Previous Post

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Next Post

Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

Next Post
Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

RECOMMENDED NEWS

Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish

5 months ago
MW Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada CXDS

MW Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada CXDS

3 months ago
MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

3 months ago
Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

5 months ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.

If you disable this cookie, we will not be able to save your preferences. This means that every time you visit this website you will need to enable or disable cookies again.