Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Somali
0
Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump
0
SHARES
8
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ururka Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa ka hadlay soo jeedinta Madaxweynaha Mareykanka, Donal Trump ee la xiriirta in Falastiiniyiinta laga raro marinka Qaza.

Afhayeenka Xamaas Hazem Qasem ayaa ka digay in qorshaha madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo tilmaamay in aan la qabsan Karin dhulka Falastiin.

“Qorshaha Trump, wuxuu ku doonaya inuu ku qabsado dhulka Falastiin, mana ahan mid soconaya” ayuu yiri Afhayeenka Xamaas.

Sidoo kale, wuxuu ku baaqay shir madaxeed degdeg ah oo Madaxda dalalka Carabta ay ka yeeshaan qoshaha Trump.

Dalal badan oo caalamka ah ayaa ka horyimid soo jeedinta Trump, iyaga oo isku raacay inuusan suuragali karin.

Previous Post

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

Next Post

Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

Next Post
Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

RECOMMENDED NEWS

MW Xasan Sheekh oo ka degay Kampala, una sii gudbaya dal kale

MW Xasan Sheekh oo ka degay Kampala, una sii gudbaya dal kale

1 year ago
Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

Ciidamada DG Puntland & Daacish oo ku dagaalamaya Tog-Jaceyl Gobolka Bari

1 year ago
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

1 year ago
UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

UAE oo dal ahaan u casuumay Somaliland – DF maxay samey doontaa?

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.