Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Somali
0
MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish
0
SHARES
9
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka dhanka ah argagixisada Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyey guulaha taariikhiga ah ee ay soo hooyeen ciidanka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Puntland.

Madaxweynaha ayaa faray Xukuumadda in ay dardargeliso hirgelinta go’aanka taageerada geesiyaasha Soomaaliyeed ee u istaagay xoreynta deegaannada ay argagixisada Daacish kaga sugan yihiin buuraleyda gobolka Bari.

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa xusay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo isku duuban ay ka adkaanayaan argagixisada isa soo baheysatay, islamarkaana ay ka xoreynayaan taako kasta oo ka mid ah dhulka Soomaaliyeed.

Ugu danbayntii Madaxweynaha ayaa adkeeyay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay la dagaallanka iyo ciribtirka argagixisada caalamiga.

Xasan Sheekh ayaa cadeeyey in la xoojinayo awoodda ciidanka, korna loo qaadayo daryeelka caafimaad ee halyeeyada ku dhaawacmay xoreynta deegaannada lagu baacsanayo argagixisada.

Golaha Wasiirrada ayaa shirkii Khamiislaha ahaa ee maanta ku bogaadiyey ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Argagixisada Daacish.

Horay Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa u cadeeyey in dowladda federaalka ay Puntland ku garab taagan tahay dagaalka Daacish, inkastoo siyaasiyiinta hoggamisa Puntland ay si cad u sheegeen in dowladda federaalka aysan ka helin wax garab istaag ah.

Previous Post

Shabaabkii ugu badnaa oo usoo gacan-galay

Next Post

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

Next Post
Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

RECOMMENDED NEWS

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

1 year ago
Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

Dagaal culus oo ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

1 year ago
MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

MW Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray dagaalka ay Puntland ku qaaday Daacish

1 year ago
Israel oo daneyneysa inay reer Gaza u masaafuriso Puntland – Maamulka Puntland oo soo dhaweeyey

Israel oo daneyneysa inay reer Gaza u masaafuriso Puntland – Maamulka Puntland oo soo dhaweeyey

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.