Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Politics

Wasiir Axmed Macalin Fiqi “Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne”

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 6, 2025
in Africa, Politics, Somali
0
Wasiir Axmed Macalin Fiqi “Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana la diido doorasho dadweyne”
0
SHARES
10
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta diidan in dalka ay ka qabsoonto  doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo doorashooyinkii dadbana.

Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa sidoo kale la yaab ku tilmaamay iney jiraan siyaasiyiin sheeganaya hoggaano xisbi oo hadana diidan in dalkaan laga hirgaliyo doorasho qof iyo cod ah.

“Waxaad arkaysaa munaasabad ay ugu  magac dareen shirweyne Xisbi oo ay xaadir ku wada yihiin madaxda iyo xubnaha xisbiga, waxaadna la yaabaysaa nin sheeganaya hogaamiyaha xisbiga oo ka soo qeyb galayaasha Shirka ugu sheekaynaya doorasho qof iyo cod ah ma rabno, haduusan rabin doorasho dadweyne muxuu u sheegaya Xisbi” ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sidoo kale xusay in loo baahan yahay in la kala saaro magaca Xisbi iyo NGO oo aanan la isku wadi karin

“Siyaasiyiinta meelaha la taagan hogaan xisbi ayaa nahay hadana diidan doorasho dadweyne waxaan u sheegaya in magac Xisbi iyo NGO, aysan shaqo isku laheyn la iskuna wadi karin” ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi.

Wasiirka ayaa sidoo kale ugu baaqay xubnaha Xisbiyada ka tirsan iney ku biiraan Xisbiyo ogol doorasho qof iyo cod ah oo ay suurtagal tahay iney madax ka noqdaan.

“Muwaadiniinta Xisbiyada doorasho diidka ah waxaa ugu baaqayaa iney ku biiraan, xubno firfircoon iyo Madax ka noqdaan xisbiyada oggol doorashada ama in ay ayagu aasaastaan xisbiyo aysan cidna marti uga ahayn” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Ugu dambeyntii hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa kusoo aadaya, iyadoo dowladda Fedaraalka ay dadaal badan ugu jirto sidii dalka ay uga dhici laheyd doorasho qof iyo cod ah, halka siyaasiyiinta mucaaradka iyo maamulada Jubbaland iyo Puntland ay diidan yihiin in dalka laga qabto doorasho dadweyne.

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi oo gudoomiyay shir ku saabsan abaaraha gudaha dalka

RECOMMENDED NEWS

Trump oo ku baaqay in xabad joojinta sii jireyn haddii Xamaas aanay sii deyn…

Trump oo ku baaqay in xabad joojinta sii jireyn haddii Xamaas aanay sii deyn…

1 year ago
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

10 months ago
MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

MBS oo si kulul u beeniyey arrin Trump uu sheegay inuu ogolaaday

1 year ago
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.