Friday, March 20, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Somali

Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
June 26, 2025
in Somali
0
Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”
0
SHARES
82
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynayaasha Maamullada Jubaland iyo Puntland oo maanta heshiis ku gaaray magaalada Garoowe ayaa ogolaaday in hanaan doorasho qof iyo cod ah lagu qabto doorashada dowladaha hoose ee maamullada.

Inkasta oo labada hoggaamiye ay diideen jiritaanka guddiga qaran ee doorashooyinka, waxay ugu baaqeen maamul goboleedyada in ay u dhaqaaqan qabashada doorashada dowladaha hoose, isla markaana uu maamul kasta sameysto guddi doorasho oo u gaar ah.

“Si loo daadajiyo xukunka, loona hirgaliyo hannaan dimuqraadiya ah sida uu qabo Dastuurka KMG ah iyo dastuurada Dowladaha xubnaha ka ah DFS. Shirku wuxuu ugu baaqayaa dowladda aan wali qaban doorashooyinka dowladaha hoose in ay qabtaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee tooska ah, ayna magacaawdaan guddiyada doorashooyinka qof iyo codka ah sida Puntland,” ayaa lagu yiri war-murtiyeed ay si wadajir ah usoo saareen Madaxweynayaasha labada maamul.

Sidoo kale waxaa lagu yiri qoraalka “Shirku wuxuu ugu baaqayaa Dowladda kale ee Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah in ay qabtaan doorashooyinka Goleyaasha Wakiilada iyo Madaxweynayaasha, ayna magacaawdaan guddiyada doorashada heerkooda si waafaqsan qawaaniintooda doorashada.”

Puntland ayaa dhankeeda sheegtay inay diyaar u tahay in ay gacan ka siiyo maamulada kale hirgalinta hannaanaka doorashooyinka qof iyo codka ah, gaar ahaan dhinacyada khibradda iyo shuruucda doorashooyinka.

Sidoo kale, labada hoggaamiye ayaa mowqif adag ka qaatay dowladda dhexe, iyagoo si cad u sheegay in aanay ku metalin go’aannada masiiriga ah ee la gaarayo, maadaama aanay qayb ka ahayn oo ay mar hore xiriirka u jareen Villa Somalia.

“Dowladaha Jubaland iyo Puntland waxay ku heshiyeen in ay u midoobaan, meelna ay uga soo wada jeestaan sidii ay Soomaaliya u gaari lahayd dowladnimo dhammeystiran oo ku dhisan hannaanka federaaliga ah, dimuquraadi ah oo nabadna ah,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Si kastaba, labada maamul ayaa haatan dib u midoobay, iyagoo ku heshiiyay in meel uga soo wada jeestaan sidii ay Soomaaliya u gaari lahayd isku filnaan iyo in la helo hannaan lagu xoojinayo nidaamka federaalka ee dalka.

Previous Post

Trump oo weeraray IRAN kuna biiray dagaalka ay ku jirto Israel

Next Post

Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

Next Post
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

RECOMMENDED NEWS

Erdogan oo Soomaaliya ugu abaal guday ‘bilad sharaf’

Erdogan oo Soomaaliya ugu abaal guday ‘bilad sharaf’

1 year ago
Turkiga oo shaaciyay in markabka Oruc Reis uu dhameystiray 50% sahminta shidaalka ee badda Soomaaliya

Turkiga oo shaaciyay in markabka Oruc Reis uu dhameystiray 50% sahminta shidaalka ee badda Soomaaliya

1 year ago
Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

Waa kuma ku-xigeenka hogaamiyaha Daacish ee ku dhintay duqeyntii Mareykanka ee Puntland

1 year ago
Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.