Friday, March 20, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Politics

Diyaarad ku dhacday deegaan ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
June 3, 2025
in Politics, Somali
0
Diyaarad ku dhacday deegaan ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe
0
SHARES
32
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tuulada Maqdis oo qiyaastii 7 KM u jirta deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta lagu soo waramayaa in ay ku dhacday diyaarad qumaatiga u kaca (helicopter).

Sida ay sheegtay kooxda Al-Shabaab, waxay iyagu mas’uul ka yihiin soo ridista diyaaradaasi oo ay sheegeen inay leedahay Ciidanka Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Soomaaliya AUSSOM.

Ilaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dhanka ATMIS ama dowladda Soomaaliya oo xaqiijinaya sheegashadaas ama faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dhacdada.

Goobjoogayaal ku sugan agagaarka tuulada Maqdis ayaa xaqiijiyay in diyaarad ku soo dhacday deegaankaasi.

Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa xilli Militeriga Soomaaliya dhaqdhaaqyo ay ka wadaa gobolka Shabeellada Dhexe.

Previous Post

Beesha Caalamka oo Mowqif Dheelitiran Qaadatay

Next Post

Madaale oo Been Ka Sheegay wax qabadkiisa. Weerar uu ku Qaaday Maxamed Amir

Next Post

Madaale oo Been Ka Sheegay wax qabadkiisa. Weerar uu ku Qaaday Maxamed Amir

RECOMMENDED NEWS

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

Furitaanka kal fadhiga Baarlabaanka oo dib loo dhigay.

1 year ago
Somalia iyo Imaaraadka oo soo gabagabeeyay wadahadaladii Deyn Cafinta

Somalia iyo Imaaraadka oo soo gabagabeeyay wadahadaladii Deyn Cafinta

1 year ago
HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

1 year ago
Itoobiya iyo Turkiga oo Ka Wada Hadlay Hirgelinta Baaqa Ankara

Itoobiya iyo Turkiga oo Ka Wada Hadlay Hirgelinta Baaqa Ankara

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.