Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Politics

MW Xasan oo ku dhowaaqay gogol wadatashi + Goorta ay qabsoomeyso

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
June 1, 2025
in Politics
0
XASAN SHEEKH oo haysta fursad weyn oo uusan helin Farmaajo – Maxaadan ogeyn?
0
SHARES
12
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd ku dhowaaqay Gogosha Wadatashiga Siyaasinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada.

Madaxweynaha ayaa shaaciyay in 15-ka bishaan Juun uu Muqdisho ka furmi doono shirka wadatashiga, oo qeyb ka yihiin siyaasiyiinta mucaaradka. Ku dhowaaqista gogoshan ayaa imaaneysa saacado kadib markii uu soo baxay war-murtiyeedka mucaaradkii maalmihii dambe ku shirsanaa magaalada Muqdisho.

Villa Somalia oo u muuqata mid dooneysa inay hoos u dhigto culeyska bayaanka mucaaradka oo si weyn loogu weeraray madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta ku dhowaaqday shirweyne wadatashi, kaas oo uu muddo ka cago jiidayay madaxweynaha.

“Waxaa laga codsanayaa siyaasinta iyo hoggaamiyeyaasha bulshada inay u diyaar garoobaan kaalina mug lehna ka gaystaan shirkaan muhiimka u ah dowladnimadeena ayna soo ajiibaan casuumadda rasmiga ah ee Madaxweynaha,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka ambaqaaday gogoshii uu horey ugu dhawaaqay ayaa todobaadyadii la soo dhaafay ku howlananaa wadatashiyo gaar gaar ah oo uu la yeeshay qaar ka tirsan madaxdii hore ee dalka, madaxda dowlad gobaleedyada, ururada siyaasadda, iyo bulshada rayidka.

Haddaba, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Gogosha Wadatashiga Siyaasinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada taas oo ka furmi doonta Magaalada Muqdisho 15ka Juun 2025.

Iyadoo oo la tixgelinayo, muhiimada ay leedahay wadatashi dhab ah oo ku dhisan xeelinta danta guud, Madaxweynaha wuxuu sii wadi doonaa kulammo loogu gogol xaarayo shirkas islamarkaana diiradda lagu saaray arrimaha hortabinta u leh xaaladda dhiska dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin, Amniga iyo Ciribtirka Argagixisada, Dimuqraadiyanta iyo Doorashooyinka, Dhammeystirka Dastuurka, Midnimada iyo Dhab-u-heshiinta.

Haddaba waxaa laga codsanayaa siyaasinta iyo hoggaamiyeyaasha bulshada inay u diyaar garoobaan kaalina mug lehna ka gaystaan shirkaan muhiimka u ah dowladnimadeena ayna soo ajiibaan casuumadda rasmiga ah ee Madaxweynaha.

Arrimaha farsamada ee gogoshaas iyo wixii faahfaahin dheeri ah waxaa ka howlgalaayo oo lagala xiriiraaya guddi gaar ah ee uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Xasan Macalin Maxamuud oo ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u saartay fududaynta gogosha iyo shirarka ka horeeyaba.

Previous Post

Safiirkii hore ee Mareykanka oo shaaciyey sababta uu isku beddelay Xasan Sheekh

Next Post

Trump oo qaatay go’aan cawaaqib yeelan kara oo ku wajahan Soomaaliya

Next Post
Trump oo qaatay go’aan cawaaqib yeelan kara oo ku wajahan Soomaaliya

Trump oo qaatay go’aan cawaaqib yeelan kara oo ku wajahan Soomaaliya

RECOMMENDED NEWS

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

HirShabeelle oo qaaday tallaabo ka dhan ah Muqdisho

1 year ago
Shabaab nolosha lagu qabtay iyagoo dagaalamaya

Heavy Fighting Erupts in Hiiraan as Somali Forces Clash with Al-Shabaab

1 year ago
Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump

1 year ago
MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.