Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home News

Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP

Tani waa arrin aan la aqbali karin,” ayuu yiri Hakan Fidan, mar uu la hadlayay wakaaladda wararka ee Anadolu

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 5, 2025
in News
0
Turkiga oo si adag uga horyimid qorshaha Donald TRUMP
0
SHARES
18
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa si adag u dhaleeceeyay qorshaha uu soo jeediyay madaxweyne Donald Trump ee ah in Mareykanka la wareego Marinka Gaza, islamarkaana Falastiiniyiinta lagu daabulo dalal kale.

“Tani waa arrin aan la aqbali karin,” ayuu yiri Hakan Fidan, mar uu la hadlayay wakaaladda wararka ee Anadolu.

Wuxuu intaas ku daray in barakicinta Falastiiniyiinta ee Gaza ay tahay arrin “anaga iyo gobolka toona aan la qaadan karin.” “Xitaa in laga doodo waa khalad,” ayuu raaciyay.

Madaxweyne Trump ayaa sheegay inuu ka dhigi doono Gaza “mid aan la rumeysan karin,” isagoo ballan qaaday in uu meesha ka saari doono walxaha qarxa ee aan dillaacin iyo burburka, isla markaana uu dib u dhisi doono dhaqaalaha gobolka.

Si kastaba ha ahaatee, Trump ma uusan bixin wax faahfaahin ah oo ku saabsan sida uu qorshuhu u saameyn doono in ka badan laba milyan oo Falastiiniyiin ah oo ku nool Gaza.

“Mareykanka ayaa la wareegi doona Marinka Gaza, waxaana ka qaban doonaa shaqo weyn,” ayuu Trump ka yiri shir jaraa’id oo ka dhacay Aqalka Cad, isagoo intaa ku daray in arrintaasi ay abuuri doonto kumannaan shaqo.

“Waxaan arkaa in Mareykanka uu muddo dheer gacanta ku hayn doono Gaza, taasoo xasillooni weyn u keeneysa Bariga Dhexe iyo laga yaabee gobolka oo dhan,” ayuu sii raaciyay.

“Tani ma ahan go’aan sahlan, qof walba oo aan la hadlay wuu jecel yahay fikradda ah in Mareykanku lahaado dhulkan.”

Dhanka kale, Shiinaha ayaa Arbacadii si cad uga hor yimid “barakicinta qasabka ah” ee Falastiiniyiinta ee Gaza, kaddib hadalkii Madaxweyne Trump.

“Shiinaha wuxuu aaminsan yahay in Falastiiniyiintu ay xaq u leeyihiin inay iyagu maamulaan dhulkooda, taasoo ah mabda’a asaasiga ah ee xukunka Gaza xilliga dagaalka kadib. Waxaan si adag uga soo horjeednaa barakicinta qasabka ah ee shacabka Gaza,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda ee Shiinaha, Lin Jian, mar la weydiiyay arrinta Trump.

Tags: TurkeyUSA
Previous Post

Barlamaanka Turkiga oo sanad ku kordhiyay howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya

Next Post

Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

Next Post
Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

Wasaaradda Amniga oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere

RECOMMENDED NEWS

Golaha Wasiirada oo maanta leh shir deg deg ah

Golaha Wasiirada oo maanta leh shir deg deg ah

11 months ago
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Baarlamaanka Waa Inuu Ansixiyaa Maqaamka Banaadir

Gud. Amiir oo amar hore looga bartay Madaale dul dhigay..

1 year ago
Beesha Caalamka oo Mowqif Dheelitiran Qaadatay

Beesha Caalamka oo Mowqif Dheelitiran Qaadatay

11 months ago
Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

Shuute “Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida guud ahaan waxa 2024 waxaa la horkeenay 2,597 Galdacwadeed oo loo xiray 2,966 Eedeysane”

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.