Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada...
Laba maalmood kaddib markii madaxweyne William Ruto lagu buuqay isagoo khudbad ka jeedinayay dadweyne intii uu ku guda jiray socdaalkiisii...
Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si faah-faahsan uga hadlay qorshaha Israel iyo Mareykanka ay ku doonayaan in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa bilado gaar ah ku sharfay Dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan dalal kale oo...
Faa-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo culus oo ay weli ciidamada Puntland kasii wadaan dhulka buuraleyda ah ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga ahayn ee Dalladaha Bulshada Bariga...
Dagaal culus oo saakay waaberigii hore soo bilowday ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo hoos taga...
Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa maanta oo Jimce ah shaaciyay in markabka sahminta shidaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Mudane Gedion Timotheos, ayaa Khamiistii, 6-da Febraayo 2025, magaalada Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay....