Kulamo shalay ka dhacay caasimadda Muqdisho oo ay ka qeybgaleen xubno ka socda Beesha Caalamka iyo mucaaradka Soomaaliya ayaa mowqif...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, oo ah dallad ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda federaalka, ayaa shuruud adag ku...
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa diyaarinaya qorshe uu ku dhimo joogitaanka milatari iyo dhaqaale ee Maraykanku ku leeyahay gudaha Soomaaliya,...
Larry André, safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya intii u dhaxeysay Febraayo 2022 ilaa May 2023, ayaa muujiyay walaac...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la isugu yeeray shir degdeg ah, kaas oo ajandihiisa yahay amniga iyo xasiloonida...
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan Falastiiniyiinta si khasab ah looga rarayo Gaza, kadib warar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa amar yaab leh, oo dadka qaar u arkeen mid halis...
Diblomaasiyiin yar ayaa leh waayo-aragnimo la mid ah tan Maxamuud Cali Yuusuf, wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti tan iyo 2005,...
Maanta, waxaan si rasmi ah u soo gebagebnay wadahadaladii guusha lahaa ee daynta la xiriiray oo aan la lahayn ABUDHABI...