Muqdisho Online, Juun 21, 2025 – Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulkaadir, ayaa si toos ah u faray in la joojiyo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii sheegay inuusan qorsheynin inuu la hadlo Elon Musk, taasoo muujinaysa in xiisadda kala dhexeysa...
Siyaasadda gobolka Banaadir ayaa mar kale gashay marxalad kacsan kadib markii Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale,” oo horey u soo noqday...
Tuulada Maqdis oo qiyaastii 7 KM u jirta deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta lagu soo waramayaa in...
Kulamo shalay ka dhacay caasimadda Muqdisho oo ay ka qeybgaleen xubno ka socda Beesha Caalamka iyo mucaaradka Soomaaliya ayaa mowqif...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, oo ah dallad ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda federaalka, ayaa shuruud adag ku...
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa diyaarinaya qorshe uu ku dhimo joogitaanka milatari iyo dhaqaale ee Maraykanku ku leeyahay gudaha Soomaaliya,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd ku dhowaaqay Gogosha Wadatashiga Siyaasinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada. Madaxweynaha ayaa...
Larry André, safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya intii u dhaxeysay Febraayo 2022 ilaa May 2023, ayaa muujiyay walaac...
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta dil ku fulisay nin Soomaali ah oo ka mid ahaa 45 maxbuus oo Soomaali ah,...