KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku celisay inay si buuxda u aqoonsan tahay madax bannaanida Soomaaliya, waxaana meesha ay ka saartay wararka sheegaya inay waddo dhaq-dhaqaaq ka dhan ah Soomaaliya,...
Read moreDetails









