Thursday, April 30, 2026
  • Login
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion
No Result
View All Result
Muqdisho Online
No Result
View All Result
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Home Africa

Maamulka Puntland oo iska fogeysay hadalkii uu wasiirkeedu ka sheegay reer Falastiin

Bashir Xuseen by Bashir Xuseen
February 9, 2025
in Africa, Politics, Somali
0
Maamulka Puntland oo iska fogeysay hadalkii uu wasiirkeedu ka sheegay reer Falastiin
0
SHARES
17
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si faah-faahsan uga hadlay qorshaha Israel iyo Mareykanka ay ku doonayaan in shacabka reer Gaza loogu soo raro Puntland iyo Somaliland oo ka tirsan Soomaaliya, si ay ula wareegaan Marinka Gaza.

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa waxaa ay Puntland isaga fogeysay hadal kasoo yeeray wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Yacquub Maxamed Cabdall oo shaaciyay in ay soo dhaweynayaan qaxootiga Falastiin, isaga laakiin shuruud ka dhigay haddii ay si iskood ah uga soo tageen magaalada Gaza.

Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa u sheegay wargeyska The Telegraph in dawlad-goboleedku ay ku farxi doonto inay martigeliso qaxootiga reer Gaza, haddii ay si ikhtiyaari ah u yimaadaan.

“Marka hore, waxaan kuu sheegi karaa in Puntland ay ku taal geeska Afrika, Falastiinna ay ku taal Bariga Dhexe. Ma jirto sabab qof looga soo eryo dalkiisa loona geeyo dal kale iyadoo qofkaasi uusan dooran inuu guur”.

Laakiin wuxuu soo dhoweeyay dhaq-dhaqaaqa xorta ah. “Taasi dhib ma leh,” ayuu yiri. “Waan soo dhoweyneynaa waqtigaas, waana iyadoo la eegayo sharciga caalamiga ah.”

Wasaaradda warfaafinta ayaa qoraalka ay soo saartay ku sheegtay in hadalkaasi aanu ka tarjumeynin Puntland, isla markaana uu keli ku yahay wasiirka sheegay, iyada oo sheegtay inay tahay aragtidiisa shaqsiyadeed.

Sidoo kale waxa ay wasaaraddu intaasi kusii dartay inay ixtiraameyso xuquuqda ay reer Falastiin u leeyihiin inay si nabad ah ugu noolaadaan dhulkooda.

“Puntland waxay ixtiraamaysaa xuquuqda reer Falastiin u leyihiin inay si nabad ah ugu noolaadaan dalkooda, Faaladii Wasiir kuxigeenka Warfaafinta kama turjumayn aragtidada Dawlada Puntland waxay ahayd oo keliya aragtidiisa shaqsi oo keliya,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Tags: ISISPuntlandShababSomalia
Previous Post

Erdogan oo Soomaaliya ugu abaal guday ‘bilad sharaf’

Next Post

Odayaal raali-gelin siiyey Ruto kadib dhacdadii lagu bah-dilay

Next Post
Odayaal raali-gelin siiyey Ruto kadib dhacdadii lagu bah-dilay

Odayaal raali-gelin siiyey Ruto kadib dhacdadii lagu bah-dilay

RECOMMENDED NEWS

Diyaarad ku dhacday deegaan ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe

Diyaarad ku dhacday deegaan ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe

11 months ago
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

10 months ago
MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

MW Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Tripoli

1 year ago
[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

[Deg Deg] Booliiska Gobolka Banaadir iyo Dabley hubeysan oo isku farasaaray dagaal ka dhashay Qaad Koontrabaan ah

1 year ago

FOLLOW US

BROWSE BY CATEGORIES

  • Africa
  • America
  • English
  • National
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somali

BROWSE BY TOPICS

2018 League Balinese Culture Bali United Budget Travel Champions League Chopper Bike Doctor Terawan Gaza somalia Palestine ISIS Istana Negara Market Stories National Exam Puntland Shabab Somalia Turkey USA Visit Bali

POPULAR NEWS

  • Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    Faarax Cabdulkaadir oo Joojiyay Shir, NISA-na u Adeegsaday Jirdil

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Advertise
  • Contact
  • News in English
  • Somali
  • Africa
  • Politics
  • Opinion
Contact Us: [email protected]

© 2025 MOL - News and Information MOL.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

No Result
View All Result
  • Home
  • ENGLISH
  • News
  • Politics
  • Business
  • Opinion

© 2025 MOL - News and Information MOL.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.