Sacuudiga oo xukun dil ku fuliyey muwaadin Soomaali ah
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta dil ku fulisay nin Soomaali ah oo ka mid ahaa 45 maxbuus oo Soomaali ah,...
Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan Falastiiniyiinta si khasab ah looga rarayo Gaza, kadib warar...
Mareykanka oo wajahaya qalalaase Dastuuri ah
Madaxweyne Ku-xigeen JD Vance, Elon Musk iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Trump ayaa si cad u loollamaya awoodda...
Xamaas oo Madaxda Carabta ugu baaqay kulan degdega ah oo ka dhan ah Qorshaha Trump
Ururka Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa ka hadlay soo jeedinta Madaxweynaha Mareykanka, Donal Trump ee la xiriirta in Falastiiniyiinta laga raro...
KENYA oo mar kale war xasaasi ah kasoo saartay madax bannaanida Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku celisay inay si buuxda u aqoonsan tahay madax bannaanida Soomaaliya, waxaana meesha ay ka...
Mucaaradka Samatabixinta Oo Guuldarro La Kulmaya, Dowladda Federaalka Oo Albaabada Ka Xirtay Faragelinta Dibadda
Kooxda mucaaradka ee la baxay “Samatabixinta” ayaa si isdaba joog ah u wajahaya guuldarro dhinaca mucaaradnimada ah, iyadoo shacabka Soomaaliyeed...
Madoobe iyo Deni “Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod ah”
Madaxweynayaasha Maamullada Jubaland iyo Puntland oo maanta heshiis ku gaaray magaalada Garoowe ayaa ogolaaday in hanaan doorasho qof iyo cod...
Trump oo weeraray IRAN kuna biiray dagaalka ay ku jirto Israel
Madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada Maraykanka ay duqeeyeen saddex goobood oo ku yaalla Iiraan, talaabo si toos...








