Iyadoo uu degaan ka dhigtay Xarunta Wasaarada Gashaandhiga ee Soomaaliya Madaxweyne Maxamed Cabdi laahi maxamed Farmaajo aya waxaa Ciidamo kaso baxay Wasaradasi ay weerar ku qaadeyn Xerada Jeneraal Gorod ee Imaraadka ku tababari jiren Ciidanka Dowlada.
Wararka anu heleyno aya shegaya in Amarka lagu weeraray Xerada Jeneraal Gorod uu ka yimid Madaxweyne Farmaajo oo faray Jeneral Gorod in Xaruntaasi laso bililiqeysto oo Ciidankasi la weeraro.
Ciidanka ku sugan Xerada Jeneraal Gorod ee Imaaradka uu tababaray aya ku adkeysanaya in Saanadoda an la bililqeysanin oo ay iyagu leeyihiin,waxana halkasi ka dhacay dagaal Xoogan oo labada Ciidan ay dhexmartay.
Qasaaro kala duwan aya ka dhasahay weerarka ay soo qaadeyn Saraakiisha Milatariga ee Amarka ka watay Jeneraal Gorod iyo Madaxweyne Faarmaajo amarka guud laha.