Waxaa lasoo gaba gabeeyay Tirinta Codadka Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaana natiijada hordhacda ah ku horeeya Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan oo ah Musharax ay Xukuumada wadato halka kaalinta labaad uu ku jiro Xildhibaan Ibraahim Isaaq yarow, waxaana Kaalinta sedexaad ku jira Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen.
Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan ( 83 Cod)
Xildhibaan Ibraahim Isaaq yarow ( 69 Cod)
Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ( 54 Cod)
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla ( 19 Cod)
Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed ( 16 Cod)
Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow ( 7 Cod)
Xidlhibaan Maxamud Macalin Yaxye ( 7 Cod)
Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye ( 5 Cod)
Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar ( 3 Cod)
Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur ( 3 Cod )