Xulka Qaranka Somalia oo 1-0 uga adkaaday Burundi

Reading Time: < 1 minute

Cayaartooyda xulka qaranka Soomaaliya ayaa cayaarta hadda soo dhamaatay dhigooda Burundi kaga adkaaday gool iyo waxba , waxaana goolka qeybtii hore ee cayaarta dhaliyay Cumar Cabdullahi.

Soomaaliya ayaa la cayaari doonta Eritrea oo hadii ay ka adkaadaan wareega xiga u gudbi doonaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!