Xukuumada Kheyre iyo Wariyeyaasha u Fidiya Dacayadaha oo Bilaabay In Ay Been Abuur Ka Faafiyan Gudomiye Jawaari

Reading Time: < 1 minute

Xoghayaha guud ee Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Buux ayaa qoraal uu soo saaray ku beeniyay qoraal lagu baahiyey baraha bulshada, taasoo ka hadleysa qoraal uu guddoomiyaha Baarlamaanka u diray wakiilada Beesha caalamka.

Warqaddaasi oo ah been abuur lagu sameeyay magaca guddoomiyaha Baarlamaanka, wuxuuna dadka Soomaaliyeed uga digay inay iska ilaaliyaan been abuurka laga faafinayo guddoonka Baarlamaanka.

Warqadan oo baraha bulshada ku faafiyeen weriyayaasha la shaqeeya R/wasaare Kheyre, iyadoo la aminsan yahay in xafiiska kheyre laga sameeay warqadda.

AQRISO BEEN ABUURKA JAWAARI LAGA BEEN ABURTAY: