Gudigaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya islamarkaana loo xilsaaray xal uraadinta khilaafka ka dhex taagan Hey,adaha Sharci Dejinta iyo Fulinta ee Dowladda Soomaliya.
Wuxu maalmahaan ku mashquulsanaa xal uraadinta khiklaafkaan taagan ayaa sheegay in loo baahanyahay in si deg deg ah loo furo kalfadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya lagana qaado ciidamada dheeraadka ah ee lageeyay xarunta Golaha Shacabka islamarkaana lasoo celiyo ciidmadii hore u joogi jiray xarunta Golaha Shacbka ee Barlamaanka.
Sidoo kale gudigaan ayaa dalbaday in la joojiyo lacagaha xad dhaafka ah ee ku baxay mooshinka ka dhanka ah Gudoomiye Jawaari.
Hoteelada Muqdisho aya waxa buux dhafiayay Xildhibano iyo wasiiro Masuliyin xilal kala duwan ka haya Dowlada kuwasi oo qado ssameysata boolo xuuftana ka wada hotelada Muqdisho iyo lacago xoogaan halkasi lagu kala qaato.