Xukumada oo Eng Yariisow ku Canaanatay In Maamlmaha u Haray uu Baari Ahado ama…..

Reading Time: < 1 minute

Waxaa sii Xogeysanaya Khilaafka ka dhex tagan Duqa Muqdisho Iyo Xukuumada Soomaaliya iyado ay jiraan habacsanan soo food saartay Xiriirkii ka dhexeyay Dowlada Hoose iyo Xukuumada.

Ilo ku dhaw Xafiiska Raii’sul Wasaare Xasan Cali Kheyre aya shegay in Duqa Muqdisho Iyo Kheyre ay kulmeen iyago ku kulmay Xafiiska Kheyre iyado lagu canantay Yariisow Hadaladii Dhawaan Kaso Yeeray ee Dhalaceynta Xukumada iyo Xildhibanada u badnaa.

Kheyre iyo yariisow aya dhawaan uu so kala dhex galay kala duwanaansho iyo isfaham waa siyaasadeed uu soo kala dhex galay kheyre iyo Eng Yarisow,iyado la qorsheynayo in Xilka laga qaado.

Xukuumada aya qorsheyneysa in ay Xilka ka qaado Eng Yariisow iyado Xasan Cali Kheyre diyaariyay Saaxibka shaqada ka badali laha Saaxibka ay is qilaafeyn ee Yariisow.

Canaanta Kheyre ee Eng Yariisow aya ah goodin Duqa Muqdisho logu Godiyay in si degan ku dhameysto Maalmaha u haray,xili Duqa Muqdisho uu joogteyay bixinta Raali Galinta hadaladii uu ka shegaya Xukuumada Iyo Xildhibaanada.