Xubno laga ceeyriyay Xisbiga Wadani oo ku Biiray Kulmiye (SAWIRO)

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka MOL ay ka heleeyso Magaalada Hargeeysa ee Xarunta  Maamulka Soomaaliland,waxaa halkaasi shir Jaraa’id ku qabtay xubno horay looga saaray Xisbiga Wadani.

Xubnahasi waxaa hor-boodaya Shabeellle waxaana ay si cad u sheegeen in ay ku biireen Xisbigga Kulmiye ee talada Soomaaliland Haaya,iyagoo dhaleeceeyn u jeediyay Wadani.

Waxaa ay sheegeen in ay Goosteen in ay la jiraan garadka Dimuquraadiyada Soomaaliland oo ay ula jeedaan Xisbigga kulmiye.

Xisbiga wadani ayaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa uu eedeeyn kulul usoo jeedinaayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi