Xubno Al-shabaab ah oo lagu qabtay Dagaal ka dhacay Jilib iyo Jamaame

Reading Time: < 1 minute

Wararka inaga soo gaaray Gobolabada Jobbooyinka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa uu ka dhacay Dagaal dhex maray Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo garab kahelaya Kuwa cadaan ah.
Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Jilib iyo Jamaame waxaana Dagalkaa ka dhashay Khasaare isgujir Dhimasho iyo Dhaawac Dagaalka ayaa markii hore waxa uu ku bilaawday Duqayn Dhanka Cirka ah waxaa duqayntaa xigay Dagaal toos ah oo Goobta ka dhacay.
Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in Dagaalka Lagu qabtay xuno nool oo katirsan Al-Shabaab waxaana Xubnahaa watay Ciidanka Dowladda waxaana Maalmihii lasoo dhaafay kordhayay Duqaynta laga fulinayo Deegaanada Jubooyinka waxaana Duqaymahaa Guulo ka sheeganayay Taliska Maraykanja ee Afrikom layiraahdo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!