Xubnaha labada aqal ee ku sugan Kismaanyo oo warmurtiyeed soo saaray

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanno ka kooban labada aqal ee barlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo in muddo ah ku sugnaa xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ee Kismaanyo una tagay deganakass in ay  u kuurgalaan, goobjoogna  ka noqoshada geeddi socodka iyo hanaanka doorashooyinka hey’adaha dastuuriga ee Dawlad Goboleedka Jubaland, ayaa maanta soo saray warmurtiyeed ay ugu baaqayaan beesha caalamka iyo dowlada fedaraalka in ay joojiyaan fargalinta doorashada Jubbaland.

Beesha Caalamka ugu baaqaynaa in aysan garabsiin fowdo iyo shuruucda dalka oo lagu tunto, iyo sidoo kale in Jubaland ay ka dhacdo xasiloonni darro horseedi karta kala danbeyn la’aan sida ka dhacdey Kismaayo sanadkii 2013-kii, ayna qeyb ku yeelan doonaan wax kasta oo ka dhaca Jubalanday.aa lagu sheegay warmurtiyeedka

Warmutiyeedka oo buuxa halkaan ka aqriso:

[pdf-embedder url=”http://46.101.175.207/wp-content/uploads/2019/08/WARSAXAAFADEED-2DA-GOLE-XAALADDA-JUBALAND.pdf” title=”WARSAXAAFADEED 2DA GOLE XAALADDA JUBALAND”]