Sida ay sheegayaan wararka hada inasoo gaaraya waxaa muqdisho lagu xiray Ismaaciil BK oo ah xoghaayaha gaarka Ah ee hogaamiyaha Xisbiga Wadajir
Ciidamo ka amar qaata Saadaq joon ayaa ka kaxeeyay baar village sida MOL loo xaqiiyay, sababta rasmiga ah ee xarigiisa lama ogo