XOG:Khaye oo xilka Khaadis ku sameyn rabo Guddmiye Yariisow+Shaqsiga loo magacaabi rabo oo la ogaaday

Reading Time: < 1 minute

Warar hoose oo aan heleyno ayaaa sheegaya in Ra’isul wasaare xasan cali khayre oo dooonayo in uu xilka ka qaado guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng.Cabdiraxmaan Cusmaan yariisow,

Khayre ayaa doonayo in Yariisow oo ah hada Gudodoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho uu ku badalo shaqsi isaga udaaacad ah, oo shaqadii uu udiro aan hadal ka keenin, waxaana lafilayaa in dhawaan xilka laga qaado Yariisow.

Shaqsiga ladoonayo in xilka Gdduoomiyaha Gobolka Banaadiro iyo Duqa Muqdisho loo magacaabo ayaa ayaa lagu magacabaa Axmed Maxamed Nuur Waashitoon, oo la rumeesanyahay in uu daacad u yahay Khayre.

Yariiswo ayaa xilka loo magacaabay kadib markii xilka qaadis lagu sameeyay Guddomiyihii isaga ka horeeyay ee Taaabid Cabdi maxmed oo ay isku dhaceen khayre kadib markii uu ka waayay khayre sidii uu doonayay.

Yariisow ayaa mudadii uu xilka haayay wax shaqo ah aan ka qaban Gobolka Banaadir, waxaa uuna inta badan ku mashquulsanaa Xaflado iyo safaro dalka dibadiisa ah.