XOG::Guddomiyihii Maxkamada Sare oo Sababta Xilka looga qaaday la ogaaday…

Reading Time: 2 minutes
Gudoomiyahii Maxkamada sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan ee uu madaxweyne Farmaajo shalay xilka ka qaaday ayaa sheegay in sababta xilka looga qaaday ee tahay inuu kala hadlay Dastuurkarla Dalka  sidii la iskala tashan lahaa.
Ayaa 25kii bishaan oo kubeegnayd maalin nimadii jimcaha ahayd waxa uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u gudbiyay Documints ku aadan aragtidiisa sidii Dib uu eegista dastuurka uu u kaabi laahaa si dalka uu uyeesho Nidaam dowladadeed oo kudhisan sharci iyo Cadaalad Intaa kadibna waxa xigtay in xilka laga qaado maalintii shalay ehayd.

Hadaba si aad waxbadan uga ogaatid sababta xilka looga qaaday Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka Aqriso Documintigaan .