Reading Time: < 1 minute
Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
307 days
01 hours
39 minutes
02 seconds

Sidaa wararkii aroornimada Saakay idiin soo gudbinay waxaa jiraa ilaa laba Qofood oo ka tirsan Howl wadeenada Madaxweynaha JFS oo looga shakiyay Caabuqa Coronavirus iyo Marwada kowaad ee dalka,

Kadib Waxaa lajoojiyay dhamaan dhaqdhaqaaq Madaxtooyada sido kale shaqaalihii ayaa lafasaxay,  iyadoo laga taxadaraayo ineey banaanka u baxdo xaalada kuso korodhay Villa Somalia.

Maalmihii udanbeeyay DFS iyadoo macaash karaadineysa Caabuqaa Coronavirus COVID-19 waxaay halis galisay Nolosha Umada Soomaaliyeed ,

Waxaa Tusaale dadka Soomaaliyeed ugu filan waxaa lajoojiyay Turkish Airline iyo Uganda Airline,  Djabuti Air waxaa la fasaxay kaliya Ethiopia Airline  ineey Rakaab Soomaaliya Keento ,

Balse Qoyska Madaxweynaha JFS ayaa lasoo warinayaa inuu ku dhacay caabuqa Coronavirus COVID-19 gaar ahaan Xaaska Madaxweynaha, tasso ka qaaday mid kamid ah Howl wadeenada Madaxtooyada oo usafray Ethiopia maalintii uu Raisal Wasaare Khayre booqanayay Addis Ababa.

Wixii warar oo ku soo kordho Villa Somalia wararkeena danba kusoo gudbin doona.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here