Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa amray Wasaarada Cadaalada iyo Talisyada CXDS, si ay dood ugu furan Ganacsatada Gobolka Babaadir Maalgashatay waliba ayagoo buuxiyay dhamaan habraacyada bixinta qandaraaska.
Sharciyan Dowlad Hore Hishiis aygashay kama bixi karto Dowlad kadanbeeyso , hadaba si looboobo hantida Ganacsatada marka hore waxaa lagu furayaa dood aan heeysan sal sharci kadibna waxaa la qorsheynayaa in la adeegsado awood ciidan,
Maxaay tahay sababta uu MW Farmaajo Uboobayaa kaliya Ganacsada Gobolka Banaadir?
Maadama MW Farmaajo uu loolan adag kala kulmaayo Siyaasiinta Kasoo jeeda Gobolka Banaadir isla markaasna ganacsatada uu ku tuhmaayo ineey xiriir laleeyihiin 2 Madaxweyne ka horeysay MW Farmaajo sidaasi darteed si uu ucuryaamiyo ganacsatada wuxuu amray in la boobo Hantadooda.
Filo goor dhaw ganacsato hor leh oo lagu heesto maalgashigii ay dalka ku sameeyen,