Xildhibaano & Ganacsato Beesha Murursade ayaa gudaha dalka iyo dibada ka bilaabay olole ay Qabiiladka Hawiye ku waydiisanayaan inlala qaado musharaxnimada Hassan Ali Khayre,
Muqdisho Online ayaa ila wareedyo ku sugan xafiiska Madaxweynaha u xaqiijiyay in aysan jirin Musharaxnimada Hassan Ali Khayre,
Haddaba hadii ay dhab tahay uunan musharax aheyn Raisal Wasaare Khayre Maxaa hortaagan in lagu dhawaaqo xisbiga Dowlada ku mideeysan tahay ?
Madaxweyne Farmaajo wuxuu rabaa inuu bisleeyo hankiisa mudo kordhinta sidaasi darted malagu dhawaaqayo Xisbiga ilaa laga xaqiijiyo Mudo kordhinta 2 sanno,
Maxaa isku xiray mudo kordhinta Madaxweynaha iyo ku dhawaaqista Xisbiga uu hogaaminayo Farmaajo ?
Xog hoose ay heshay Muqdisho Online ayaa tibaaxeysa markii madaxweynaha hello mudo kordhin 2 sanno waxaa la cayrin doono Raisal Wasaare Khayre waxaana lasoo magacaabi doona Raaisal Wasaare aan han siyaasadeed laheen ,
Faaidada ku jirto in R/W Hassan Ali Khayre la ceeyriyo maxaay tahay ?
R/W Khayre wuxuu ku xidideestay nidaamka Dowlada eey hada ku shaqeyso mana socon karto hanaan uu asaga raali ka aheyn dalkana waxaa uu wajahayaa Doorasho awooda Madaxweynaha iyo Tan Raisal wasaaraha waxaay noqoneysa isaga mid, sidaasi darted hadii uu ku dhawaaqo R/W Khayre Musharaxnimadiisa waxaa god dheer ku dhaceeyso Hamiga Farmaajo ee ah inuu kusoo noqdo Talada Dalka , balse 2 Sano oo la yareeyo saameenta Hassan Ali Khayre waxaay ka dhigeeysa mid aan awood badan laheen,
kHAYRE waa dugaashaha waana dareensahaa Farmaaja laga haya …